Home wararka Dalka Dhagayso Xildhibaano Sheegay in aan La Aqbali karin in AMISOM ay si...

Dhagayso Xildhibaano Sheegay in aan La Aqbali karin in AMISOM ay si bareer ah u disho shacabka Soomaaliyeed

0
SHARE

Xildhibaano ka Tirsan Golaha shacabka soomaaliya ayaa Maanta si Kulul uga Hadlay dhacdadii shalay lagu laayay dad shacab ah oo ku sugnaa degmada Hiliwaa ee Gobalka Banaadir.

Xildhibaan Beena Beena oo ka mid ah Golaha shacabka Soomaaliya ayaa sheegay in aysan aqbali karin Xildhibaanada Golaha shacabka JFS in La gumaasho shacabka Soomaaliya.

Xildhibaanadu waxa ay Metalaam shacabka Mana keenayso in laga Aamuso Falkaas ayuu yiri Xildhibaan Maxamuud Beena beena.

Halkaan Ka Dhagayso.

Halkaan Hoose ka dhacayso Codadka Xildhibaanada oo Dhacdadii shalay ka Hadlaya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here