Home wararka Dalka Wafdi caalami ah oo Maanta soo Gaaray Muqdisho, Kulamana la Qaatay Madaxda...

Wafdi caalami ah oo Maanta soo Gaaray Muqdisho, Kulamana la Qaatay Madaxda Dowlada (Sawiro)

0

Wafdi Caalami ah ka Socda Dalalka itobiya iyo Elateria ayaa Maanta soo Gaaray Muqdisho Waxaana Loo soo dhaweeyay si Heer sara ah.

Waxaana Wasiiradda Arrimaha dibadeedka dalaalka Itobiya iyo Eretaria Waxaa soo dhaweeyay wasiirka Arimaha dibada Soomaaliya Axmed Ciise Cawad

Masuulyiin ka tirsan Dowlada soomaaliya iyo Safiirka Dowlada Ithopia uu Fadhiyo Soomaaliya, ayaa Wafdigaan Ugalbiyay Madaxtooyada Soomaaliya, Waxayna Kulama La qaateen madaxda Dalka.

Ra”isul Wasaaraha soomaaliya xasan Cali Khayre ayaa Ugu Horeyn Wafdiga Uga mahad celiyay Booqashada ay ku Yimideen soomaaliya, Gaar ahaan caasimada Dalka.

Labada Wasiir Ee Maanta soo gaaray Muqdisho, iyo Wasiirka Arimaha dibada Soomaaliya ayaana si wadajir ah Warbaahinta ala Hadlay.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here