Home puntland Dhageyso Hadalkii Cabdi Weli Gaas ee uu ka sheegay Bay iyo Bakool...

Dhageyso Hadalkii Cabdi Weli Gaas ee uu ka sheegay Bay iyo Bakool ee Carada dhaliyay.

0
SHARE

Hadal Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas uu  ka jeediyay degmada Badhan ee gobolka Sanaag ayaa dhaliyay caro badan oo ka timid siyaasiyiin iyo qeybo badan oo bulshada kamid ah.

Madaxweyne Gaas ayaa sheegay in wiilal ka yimid gobolada Baay iyo Bakool oo dacas wata in ay doonayaan in ay xukumaan dadka Puntland,

waxa uuna intaa ku daray in aysan arintaasi suurto gal aheyn arintaasi ayna yeeli karin isagoo baaq u jeediyay dadka ku sugan badhan.

Halkan Hoose ka dhageyso Codka Gaas ee Muranka dhaliyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here