Home Wararka Somaliya Galmudug Taliyihii ilaalada Madaxweyne Ku xigeenka Galmudug oo Geeriyooday iyo Cali Ciid oo...

Taliyihii ilaalada Madaxweyne Ku xigeenka Galmudug oo Geeriyooday iyo Cali Ciid oo Ka Hadlay

0

Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Mudane Ali Dahir Eid ayaa u Tacsiyeeyay geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Abdinasir Xusseen Xaashi Taliyahii ilalada Madaxweyne kuxigeenka Galmudug oo manta ku geeriyoday Isbitaalka Erdogan ee Magaalada Muqdisho.

Madaxweynaha ayaa Marxuunka alle ugu baryay in u naxariistiisa siyo Ehelada,Asxaabta iyo Teamka Xafiiska Madaxweyne kuxigeenkana Samir iyo iman alaha ka siiyo.

Ad
Previous articleCiidmada Darawiishta Galmudug oo Soo Bandhigay Ragii ka Tirsanaa Alshabab oo la Qabtay ayagoo minooyin dhigaaya(Sawiro)
Next articleCiidmada Ruushka oo Gantaal Ku Burburiyay Warshad Ukrain Muhiim u ahayd

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here