Home wararka Dalka War Deg Deg Galmudug oo War Rasmi ah ka soo saartay Fara-gelinta...

War Deg Deg Galmudug oo War Rasmi ah ka soo saartay Fara-gelinta Dowlada Dhaxe ay Ku wado maamul Gobaleedyada.

0
SHARE

Waxaa Goor dhaw shir jaraa’id Qabtay Wasiirka Warfaafinta Dowlad Gobaleedka Galmudug, Maxamed Aadan Masagawey, waxuuna Kaga Hadlay Khilaafka Dowlada Fedraalka iyo Dowlad Gobaleedyada.

Shirka Jaraa”id ayuu kaga Hadlay Khilaafka oo shaacbaxay ee Dowlada Dhaxe, iyo Maamul Gobaleedyada dalka.

“Waxuu ku sheegay Wasiirku in fara Gelin Qaawan lagu soo qaaday Dowlad Gobaleedyada dalka.

Goor dhaw La soco Faah Faahinta

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here