Home wararka Dalka Furitaanka Golaha Shacabka Soomaaliya oo Muran Ka Taagan yahay, iyo Aqalka Sare...

Furitaanka Golaha Shacabka Soomaaliya oo Muran Ka Taagan yahay, iyo Aqalka Sare oo Diidan.

0
SHARE

Fariinta wargelinta Munsaabadda furitaanka Kalfadhiga Baarlamaanka 4aad, oo muran Xoogan Ka dhashay.

Waxaase fariin taas ka duwan loo diray Xildhibaanada aqalka Sare.oo ahayd sidan.

Dhamaan Senatorada waxaa lagu wargelinayaa in furitaanka Golaha Aqalka Sare ee KU astaysnaa berri uu dib u dhacay, farriinta kale ee idiin soo dhacdayna waa farriin khaldan oo ku kooban Golaha Shacabka. Waqtiga rasmiga ah ee furitaanka Aqalka dib ayaa loo soo sheegi doonaa. Mahadsanidiin

Qaar ka mid ah Xildhibaanada Golaha Aqalka Sare ayaa Usheegay Warbaahinta Qaar in sabtida Soo Aadan La Furi Doono Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here