Home ciyaaraha maanta Ilaa 4 Kooxood oo Galabta Ciyaar Xoogani Ku dhax-mari Doonto Garoonka Dhuusamreeb.

Ilaa 4 Kooxood oo Galabta Ciyaar Xoogani Ku dhax-mari Doonto Garoonka Dhuusamreeb.

0
SHARE

Tartan ka Dagmooyinka Galmudug ee ka soconaya Caasimada Galmudug ee Dhuusamareeb ayaa Maanta Galaya Maalintii labaad.

Maanta waxaa is arkaya ilaa iyo 4 Kooxood, Waxaana Dhici doona laba Ciyaar oo Muhiim ah.

Ciyaarta ugu Horaysa ee Maanta  Dhici doonta ayaa Galabta Dhex mari doonna Magaalooyin ka Guriceel iyo Matabaan.

Ciyaarta labaad ee galabta waxey dhex mari doontaa Caabudwaaq iyo Dhabad

Ciyaarta Labaad ee Galabta Tartan ka Dagmooyinka Galmudug, ayaana ah Mid iyadana Xiisa badan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here