Home ciyaaraha maanta Galmudug oo Shaacisay in Koobka Ka soconaya Galkacyo uu Yahay Koobkii Saxda...

Galmudug oo Shaacisay in Koobka Ka soconaya Galkacyo uu Yahay Koobkii Saxda ahaa ee Galmudug.

0
SHARE

Dowlad Gobaleedka galmudug ayaa si Rasmi ah u faah Faahisay Koobabka Kala duwan ee Ka kala socda Magaalooyinka Galkacyo iyo Dhuusamareeb.

Agaasimaha Warbaahinta ee Galmudug C/shakuur Bajamas ayaa Mudug24 usheegay in Dowlad Gobaleedka Galmudug uu wado koobka Ka soconaya galkacyo.

“Koobka Ka soconaya Gaalkacyo waxaa ku sugan Wasiiro iyo Madax ka Tirsan galmudug, sidoo kale Waxaa ku sugan Halkaas xariirka K/cagta soomaaliya, ayuu yiri Cabdi shakuur oo Waraysi Siiyay Mudug24.com.

Hadalkaan ayaa Ku soi Beegmaya xili Magaalooyinka Galkacyo iyo Dhuusamareeb laga Kala Furay Laba Koob oo kubada Cagta ah Islamarkaana ay Ka Qegb Galayaan Degmooyinka Galmudug.

Mudug24 Muqdisho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here