deegaanka Xarardheere ee gobolka Mudug waxaa ka jirta saameeyn uu ku yeeshay khilaaf u dhaxeeya xubnaha Al-shabaab oo deegaankaasi gacanta ku haya.
Khilaafka ayaan la ogeyn waxa keenay waxaana magaalada ka taagan jahwareee dhanka Amaanka ah.
Xalay kooxda Shabaab ayaa amaro bandow ah kusoo rogtay Deegaanka iyadoo gawaarida badankooda loo diiday in ay halkaasi galaan.
Halkan Hoose ka dhageyso Xaalada.