Home wararka Dalka Dekkeda Muqdisho oo 30 sana ka dib Xili Habiin ah Shaqeyn doonta...

Dekkeda Muqdisho oo 30 sana ka dib Xili Habiin ah Shaqeyn doonta (Sawiro)

0
SHARE

30 Sano Kadib ayaa Dakadda Magaalada Muqdisho  Daaha Laga Rogay Si Ay u Shaqeyso Xilli Habeen Ah.

Masuuliyiinta Dowladda Ayaanna Sheegay in 24 Saac Hadda Kadib Inay Dakadda Shaqeyn Doonto.

Tilaabadaan ayaa uwanaagsan Ganacsatada Si ay Fursad Ugu Helaan in Dekeda ay Wax Ka dhoofiyaan, Waxna kale Soo degaan.

Maalintii Shalay Ayaa 30 Sanno Kadib Iyana Tartanka Feerka Daaha Laga Rogay Dalku Waa Socday.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here