Home galmudug Dowlada Soomaaliya oo Doonaysa Qorshe Cusub oo ay Ku Qancinayso Galmudug (Akhriso)

Dowlada Soomaaliya oo Doonaysa Qorshe Cusub oo ay Ku Qancinayso Galmudug (Akhriso)

1
SHARE

Dowlad Gobaleedka Soomaaliyeed ee Galmudug ayaa Ka mid ah Maamul Gobaleedyada ka jira Soomaaliya Kuwooda Ugu sareeya Dhanka siyaasada, Waxaana Hada Soo Baxaya Qorshe Cusub.

mudug24 ayaa Heshay Xog Cusub oo Dhanka Dowlada Ah Laguna doonayo Qamcinta Galmudug.

Madaxweynaha Soomaaliya iyo Ra”isul Wasaare Khayre ayaa Booqday Puntland, in kastoo Madaxweynaha uu socdaal ku Soo maray Galmudug.

Qorsha Tan Xigta ee Qancinta Galmudug  ayaa Lagu sheegay in Madaxda Dowlada ay Wadaan Qorshe Safer ah oo ay uga Qayb galayaan Munaasabad ay Qabsan doonaan Madaxda Galmudug, Taas oo aan La Helin Xogta iyo Muhiimada Xafladaas.

Galmudug ayaa il Gaar ah Ku eegaysay Safarka Khayre, iyo Dhagax-dhiga Deked puntland ay ka doonaysay Mudug, Balsa umuuqato mid Lagu  dhabar jebinayo Frieda Qadiimiga ah ee Hobyo, in kastoo Ra”isul Wasaaraha ka Qeyb gelin.

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here