Home galmudug Sawiro Dhismaha Isbitaalka Deegaanka Gawaan ee Gobolka Mudug oo Gabo Gabo Maraya..

Sawiro Dhismaha Isbitaalka Deegaanka Gawaan ee Gobolka Mudug oo Gabo Gabo Maraya..

0
SHARE

Dhismaha Isbitaalka Deegaanka Gawaan Gobolka Mudug Ee Galmudug ayaa Gaba-gabo ah Waxaana socda qorshaha Hir-Galinta Dhismaha Xarun caafimaad oo caalami ah in ay yeelato Deegaanka gawaan.

waxaa u istaagay Maamulka Deegaanka Qeybaha Bulshada Gawaan oo baahi weyn u qabey hilitaanka adeeg caafimaad markey heleen dhulkii kadib maamulka iyo bulshadu waxay wada dhagax dhigeen hadana bilaabeen aas-aaska dhismaha isbitalka gawaan.

Waxayna Garab iyo Gacan siin wanaagsan ka heleen Gabdhaha Qurbo joogta ah ee ka soo jeeda deegaanka gawaan sida ay Warsidaha mugug24.com usheegeen maamulka deegaanka gawaan oo intaasi ku daray inaysan jirin maamul ama hay’ad kale oo ka gacan siisay hawsha dhismaha waxaana hadda heer gabo gabo ah maraya dhismaha Gawaan Hospitaal.

W/Q/Abdalle Mohamed Abdulle

Tifaftiraha Guud Ee Mudug24.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here