Home Wararka Maanta Madaxtooyada Galmudug ee Dhuusamareeb oo aad Loo Qurxiyay

Madaxtooyada Galmudug ee Dhuusamareeb oo aad Loo Qurxiyay

0

Waxaa aad Loo qorxiyay Dhismaha Madaxtooyada cusub  Galmudug ee magaalada Dhuusamareeb waxayna Maraysaa Heer gaba gaba ah.

Madaxtooyada Galmudug ee dhuusamareeb oo Dhismo lagu waday ayaa hada Maraysa Gaba gabo, waxaana Ka muuqanay in si Qurux badan Loo dhisay.

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi kaariye Qoor Qoor ayaa tan iyo Markii uu Tegay Galmudug ku sameeyay isbedel Xoogan, waxaana Goor dhaw La Qorsheenayaa in Xariga Laga jaro Madaxtooyada Dowlad Gobaleedka Galmudug ee Dhuusamareeb.

Ad
Previous articleWaxaa Gaba gabo Maraya sii daynta Dhalinyaro Reer Galmudug ah oo Puntland ku xiran (SAWIRO)
Next articlePuntland oo Amaro ku soo Rogtay Shirkadaha isgaarsiinta (Akhriso)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here