radiomudug24 xayisiin mudug24 source

Dowlada Maraykanka oo Safiir Cusub usoo Magacaawday Dalka soomaaliya (Akhriso)

Donald Trump Madaxweynaha dalka Maraykanka ayaa waxaa safiirka  cusub ee soomaaliya  u soo magacaabay Ambassador Donald Yukio Yamamoto.

Safiirkan ayaa waxaa la sheegay in shaqada Diplomaasiyada uu ku soo biiray sannadkii 1980-kii ,isagoona hada Masuul ka ahaa  Waaxda Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Maraykanka,islamarkaana waxaa uu  ugu qaabilsan Qaaradda Afrika.

Sannadihii 2000 ilaa 2003-dii.ayaa waxaa uu danjirihii mareykanka ufadhiyay dalka jabuuti,isagoona ka mid noqonaya Safiirada ay dowlada mareykanka u soo magaacowda Soomaaliya.

Taariikhdiisa oo aad u dheeraad safiirka ayaa waxaa la sheegayaa in Danjire KMG ah uu  ka soo noqday dalka Eritrea sannadihii 1997-dii ilaa 1998-dii,isla sanadihii u dhexeeyay 2006-dii ilaa 2007-dii,waxaa uu soo noqday danjiraha u fadhiya  dalka Itoobiya .

Safiirkan u cusub ay dowlada mareykanka soo magacowday ayaa waxaa uu ku soo beegmayaa,kadib markii dhawaan Danjirihii hore ee Maraykanka u fadhiyay  Soomaaliya, Stephen Schwartz iska casilay Xilkaasi bishii September 29-dii ee sannadkii hore.

Dowlada Mareynka ayaa waxaa ay ka mid tahay dowlada inta badan Soomaaliya ka caawiya dagaal adag ee lagula jiro dagaalamayaasha Al-Shabaab,iyadoona badanaa tababaro siiso ciidamada xoogga,sidoo kale waxaa ay door weyn ka qaadataa duqeymaha joogtada ah ay diyaaraha mareykanka ka fuliyaan koofurta iyo bartamaha Soomaaliya oo Al-Shabaab qeybo ka mid ah ay ku xoogan yihiin,inkastoo mudooyinkii ugu dambeeyay ay awoodooda hoos u dhacday.

10 ku laabo mudug24 xiriir

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad




Wararka Maanta oo Dhan

Dhageyso Shacabka ku Nool Deegaano Ka Tirsan Mudug oo Ka Cabanaya Ciidamada Puntland
- Jan 21, 2019
Qaar Ka mid ah Shacabka Ku Nool Deegaanada Bare ee Gobalka Mudug ayaa Ka ...
Dhageyso isbitaalka Degmada Bandiiradley oo Lagu Kordhiyay Qeyb Cusub oo Bukaan Jiif ah.
- Jan 21, 2019
Munaasabad Xariga looga jarayay Qeybo lagu kordhiyay isbitaalka Degmadda Bandiiradley ayaa lagu qabtay Degmadaas. Hirgalinta ...
Maydadka 4 Ruux oo Shacab ah ayaa lagu Arkay Duleedka Muqdisho
- Jan 21, 2019
Meydadka illaa afar ruux oo rag ahaa ayaa lagu arkay duleedka degmada Dayniile, kuwaasoo ...
Ciidamada Amaanka Soomaaliya oo Nin Ajnabi ah ku Qabtay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho
- Jan 21, 2019
Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ayaa  lagu qabtay nin ajnabi ah oo la sheegay in ...
Dhageyso Taariikhda Degmada Baxdo ee Gobalka Galgaduud.
- Jan 20, 2019
Degmada Baxdo ee gobalka Galgaduud ayaa Ka Mid ah Degmooyinkii Ugu Dambeeyay ee Si ...
Dhageyso Boliiska soomaaliyeed oo sheegay in ay dhib Ku Qabaan Sharciga Wadooyinka iyo gaadiilayda
- Jan 20, 2019
Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa Muqdisho ku qabatay Kulan Ku saabsan Sharciga wadooyinka Dalka ...
Mareykanka oo Sheegay in Duqeyn ay La Dhaceen Baar Sanguuni ee Jubbaland
- Jan 20, 2019
Dowladda Mareykanka ayaa war kasoo saartay duqeymihii shalay ka dhacay degaanka Baar-Saguuni waxaana ay ...
Dhageyso Madaxweyne Baasto Maamulka Galmudug Waxuu diyaar u yahay La Shaqeynta Maamulka Puntland
- Jan 20, 2019
Axmed Maxamuud Xasan Baastoo Oo Dhawaan Xildhibaano katirsan Galmudug ay sheegeen inay udoorteen Madaxweyne ...
Madaxweyne Farmaajo oo Ka Qeyb Galaya Shir Caalami ah oo Ka dhacaya Dalka Bayruut (Akhriso)
- Jan 20, 2019
Wakaalladda Wararka REUTERS ayaa qortay in Madaxweynaha Somalia, Maxamed C/llaahi Farmaajo  ka mid yahay ...
Daawo Sawirada Weerarkii Maanta ka Dhacay Deegaanka baar sanguuni.
- Jan 19, 2019
Saaka Aroortii Ayaa Ciidamo Ka Tirsan Alshabaab Waxa ay Weerar Ku Qaadeen Fadhiisimo Ciidamada ...
Madaxweyne Xaaf oo Nairobi kula kulmay Diblomaasiyiin iyo Madaxda Hay’adaha Caalamiga ah ee ka howl-gala Soomaaliya (Sawiro)
- Jan 19, 2019
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa kulamo isdaba jooga kula yeeshay magaalada Nairobi madax iyo ...
Dowlada Soomaaliya oo Sheegtay in ay Gacanta Ku soo Dhigeen Sarkaal Sare oo Shabaab ah
- Jan 19, 2019
War kasoo baxay Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ayaa waxaa lagu shaaciyay inay ...
Amaanka Magaalada Muqdisho oo Maanta aad Loo Adkeeyay” iyo Warar Ka soobaxay Caasimada
- Jan 19, 2019
Waxaa aad loo adkeeyay Amniga Suuqa Bakaaraha ee Muqdisho waxaana xilli dembe xalay lagu ...
Daawo Madaxweyne Xaaf oo Ka Qeyb Galay Aas Kenya Loogu sameeyay Mid ka ah Halgamayaasha Soomaaliyeed
- Jan 19, 2019
Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya Waxaa Lagu Aasay Allaha unaxariistee Maxamed Yusuf Muuro oo ...
Dhageyso Shacab Gaaraya Kumanaan Ruux oo Muqdisho Uga Qeyb Galay Muxaadaro Diini ah (Sawiro)
- Jan 19, 2019
Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya Waxaa Lagu Qabtay muxaadaro Diini ah Waxaana Ka qeyb ...