Home wararka Dalka C/llaahi Xaashi Roob Da’ay oo Mar kale La xiray (Akhriso)

C/llaahi Xaashi Roob Da’ay oo Mar kale La xiray (Akhriso)

0
SHARE

Waxaa Maanta mar kale Loo yeeray Cabdulaahi xaashi Roob da’ay oo ahaa Afhayeenka Maamulka Galmudug.

Warqad Ka Soo baxday Xarunta Dimbi Baarista Ee CID ayaa loogu yeeray Cabdullaahi Xaashi in uu soo xaadiro.

Roob da’ay ayaa Maalma ka Hor sheegay in La xiray, Waxuuna sheegay in Ay Kula dhaqmeen Fal Aan anshax aheen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here