Home wararka Dalka Madaxweynaha Soomaaliya oo Hambalyo udiray madaxweynaha markale ku Guulaystay Doorashada Turkiga.

Madaxweynaha Soomaaliya oo Hambalyo udiray madaxweynaha markale ku Guulaystay Doorashada Turkiga.

0
SHARE

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Hambalyo udiray Madaxweynaha Dalka turkiga oo mar Labaad Ku Guulaystay Doorashada Turkiga.

War Qoraal ah oo Madaxweyne Farmaajo ku Soo Qoray Tuwetterka ayaa Lagu Sheegay in Soomaaliya ay Hambalyada La wadaagaysaa Shacabka iyo Dowlada Turkiga.

Dowlada Soomaaliya waxay noqoneysaa dowladii ugu horeysay caalamka ee u hambalyeysa Madaxweyne Erdogan.

Halkaan Ka akhriso.

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here