Home galmudug Madaxtooyada Galmudug oo Beeniyay in Ciidamada Gadood Sameeyay ay La Wareegeen Madaxtooyada.

Madaxtooyada Galmudug oo Beeniyay in Ciidamada Gadood Sameeyay ay La Wareegeen Madaxtooyada.

0
SHARE

War Ka Soo baxay madaxtooyada Galmudug ayaa waxaa Lagu   beeniyay Warar Lagu  Qoray baraha Bulshada iyo Qaar Ka Mid ah Warbaahinta Madaxa Banaan.

Agaasimaha warfaafinta Madaxtooyada ayaa Qoraal kooban oo La wadaagay Saxaafada Ku sheegay in Warkaas Sal iyo Raad Toona laheen.

Halkaan ka Akhriso Qoraalka

Waxaan cadeynayaa in ay been abuurtahay Qoraalo caawa lagu soo qoray baraha bulshadu ku xariirto oo sheegaya in Ciidamo gadoodsan ay la wateegeen Xarunta Madaxtooyada Dowlada Galmudug.
Warar kaas waa warar been abuur ah xaqiiqdana ka fog.

W.Q. agaasimaha warfaafinta madaxtooyada Galmudug

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here