Home wararka Dalka Isbitaalada Soomaaliland iyo Puntland oo Shacabka Loo diiday, Iyo Dhaawacyo La Geeyay

Isbitaalada Soomaaliland iyo Puntland oo Shacabka Loo diiday, Iyo Dhaawacyo La Geeyay

1
SHARE

Ugu yara 40 Askari ayaa ku Geeriyooday oo ay ku jiraan 6 Sarkaal dagaalka ka socda deegaanka Tukeraq ee Gobalka Sool.

Ciidamada ku dhintay dagaalka waxay ka tirsan yihiin Labada dhinac waxaana ku Jira Taliyihii Ciidamada Soomaaliland ee Aagga Tukeraq.

Isbitaalada Hrageysa, Burco iyo Garowe waxaa laga mamnuucay Shacabka waxaana la dhigay in kabadan 100 Askari oo dhaawacyo ah.

Wili  si dhab  ah ma  u faah faahin labada dhinac Dagaalka.

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here