Home wararka Dalka Dhageyso Xaalada Deegaanka Tukaraq oo dagaalo ka dhaceen iyo Goobjooge ka waramaya..

Dhageyso Xaalada Deegaanka Tukaraq oo dagaalo ka dhaceen iyo Goobjooge ka waramaya..

0
SHARE

Saacadihii ugu dambeeyey waxaa sii kordhayey dhaqdhaqaaqyada ciidan iyo xiisadda colaadeed ee u dhexaysa ciidamada Puntland iyo Soomaaliland oo dagaal khasaare badan geystey shalay ku dhexmaray aaggaasi, iyadoona weli laga cabsi qabo dagaal xoogan oo dib uga qarxa.

Wararkii ugu damebeyey ee aanu ka helayno deegaanka ayaa sheegaya in 24-kii saac ee ugu dambeeyey labada dhinac ay heleen gurmadyo xoogan oo uga imaanaya dhinacyo kala duwan isuguna jira ciidan, saanad iyo gaadiid dagaal.

Mid kamid ah dadka farakutiriska ah ee ku sugan deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa waxa uu sheegay in maanta uusan jirin dagaal xoogan marka laga reebo rasaas iyo hubka culus oo mararka qaar laga maqlayo fariisimada qaar.

Halkan Hoose ka dhageyso codka.

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here