Home puntland Sawiro Ciidan ka tirsan Puntland oo isku dhiibay Maamulka Somaliland..

Sawiro Ciidan ka tirsan Puntland oo isku dhiibay Maamulka Somaliland..

0
SHARE

Ciidamadaan oo mar ka mid ahaa ciidamada maamulka Puntland ayaa waxaa Saraakiil ka tirsan Maamulka soomaaliland ay kusoo bandhigeyn deegaanka lagu Magacaabo Wirwir.

Saraakiisha ciidamada hoggaamineysa ayaa wax ay sheegeen in ay horay uga mid ahaayeen Ciidamada Maamulka Khaatuma balse laba dhinac ay u kala jabeenils markaana ay iyaga ku biireyn Maamulka Puntland.

Qaar ka mid ah Odayaasha Dhaqanka ee ku sugan deegaanka Wirwir ayaa Ciidamadaas oo gaaraya ilaa 130 Askari ay halkaasi ku soo dhaweeyeen,iyaag oo sheegay in xilligan ay ka mid yihiin Ciidamada Soomaaliland.

Taliyaha Ciidankaas ee Aaga deeaganka Wirwir G/Sare Cabdilaahi Dheere iyo Wasiirka Amniga Khaatumo Keyse Cabdi Yuusuf  ayaa siwadajir ah waxa ay ka codsadeen Maamulka Soomaaliland masuuliyiintooda in Ciidamadaan ay qarameyaan,isla markaana ay ku daraan kuwa Soomaaliland.

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here