Home wararka Dalka Dhageyso Galmudug oo ka hadashey halka uu marayo dhismaha Dekada Hobyo

Dhageyso Galmudug oo ka hadashey halka uu marayo dhismaha Dekada Hobyo

0
SHARE

Maamulka Galmudug oo faah faahin ka bixinayey halka ay mareyso dhismaha dekadda magaalada Hobyo ayaa sheegay in haatan meel aad u wanaagsan ay mareyso.

Wasiirka wasaaradda dekadaha Galmudug C/qaadir Qalabxoor ayaa sheegay in ay Hobyo ku sugan yihiin Injineerro qiimeynaya dekadda si howlaha dhismaha loo billaabo.

Ka maamul ahaan ayuu sheegay in dedaal badan ku bixinayaan sidii dekadda Hobyo loo dhisi laahaa, islamarkaana dedaalkeeda socdo.

Wasiirka ayaa dhanka kale sheegay in ay socoto sahminta qaab dhismeedka dekadda iyo nooca ay tahay xeebta dekadda Hobyo.

Halkan Hoose ka Dhageyso Codka Qalabxoor.

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here