Home Wararka maanta AMISOM oo diiday in Gudaha Loo galo Xerada Xalane (Akhriso)

AMISOM oo diiday in Gudaha Loo galo Xerada Xalane (Akhriso)

0
SHARE

AMISOM oo soo rogtay amar ah in aan gudaha loo galin karin xarunta Xalane

Wararka naga soo gaaraya xarunta xalane
ayaa sheegaya in howlgalka midowga Africa AMISOM uu soo rogay amar ah in aan gudaha loo galin karin xarunta Xalane oo ah saldhiga ugu weyn ciidamada midowga Africa.

Xarunta Xalane ayaa sidoo kale saldhig u ah safaaradaha shisheeye iyo hay’addaha Qaramada Midoobey intooda badan waxaana ku yaala garoonka diyaaradaha Aadan Cadde.

Lama oga sababta ka danbeysa amarkan laga soo saaray dhaqdhaqaaqa xarunta Xalane laakiin waxaa loo maleynayaa in uu salka ku hayo arrimo la xiriira dhinaca Amniga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here