Home wararka Dalka War deg deg ah Beesha Reer Xaaji Saleebaan oo ku dhawaaqday in...

War deg deg ah Beesha Reer Xaaji Saleebaan oo ku dhawaaqday in ay ka Baxeen Galmudug..

0
SHARE

Magaalada Cadaado waxaa goor dhow kulan ugu soo dhamaaday beesha degta Magaalada ee reer Xaaji Saleebaan.

Kulanka marka uu soo dhamaaday ayay beesha shaacisay in ay iskaga baxeen Maamulka Galmudug isla markana ka tirsaneyn.

Odayaasha beesha oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in uu soo dhamaaday waqtigii dulqaadka isla markana la gaaray waqtigii go.an cusub la qaadan lahaa.

Sidoo kale beesha ayaa sheegtay in laga bilaabo maanta ay xiranyihiin xuduudaha beeshooda sida mudug24 ka ogaatay khudbadii la jeediyay.

Codadka Odayaasha waxaa ku socota Hagaajin lasoco.

Mudug24 Cadaado.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here