Home Wararka Somaliya Galmudug Ciidamada Galmudug ee ku sugan jiidaha Hore ee Dagaalka oo la Gaarsiiyay...

Ciidamada Galmudug ee ku sugan jiidaha Hore ee Dagaalka oo la Gaarsiiyay Deeq xili ay Dhawaan alshabaab ka Sareen Deegaano Cusub

0

DHUUSAMAREEB,SAT 29 JAN,2022:Gudoomiyaha magaalada Dhuusamareeb mudane Abdirahman Ali Mohamed “Geedaqorow”oo ay wehliyaan wasiiro,iyo qaybaha bulshada Dhuusamareeb.sida hoggaanka ururada haweenka.

ganacsatada,dhalinyarada iyo culumada ayaa ciidanka qalabka sida ee dowlada Galmudug iyo kuwa xooga ee dagaalka kula jiraa kooxda khawaarijta Alshabaab kuwareejiyay deeq iskugu jirta xoolo iyo raashin kala duwan oo kakooban buskud,timir,biyo,baris iyo sokor.

Gudoomiye Geedaqorow iyo madaxda kale ee lasocotay ayaana deeqdaan kuwareejiyay hoggaanka ciidamada qalabka sida ee xooga iyadoona uu deeqdaa ugudoomay taliyaha ururka 6aad ee Gorgor.

 

 

Gudoomiye Abdirahman oo munaasabada wareejinta deeqda ay ugu talo galeen kugarab istaaga ciidanka kahadlay ayaa ugu baaqay bulshada Galmudug iyo mida Dhuusamareeb.

 

in siwadajira looga hortago kooxda khawaarijta Alshabaab lana garab istaago ciidanka si looga adkaado kooxdan caadaystay daadinta dhiiga dadka muslimiinta ah.

 

Ad
Previous articleAqriso Magacyada Dadka Ku Fadhiyay 13 kursi ee Baraawe lagu Dooran Doono
Next articleDeg deg Qarax Xoogan oo Ka Dhacay Muqdisho iyo Faahfaahin kaso baxaysa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here