Home Wararka Maanta Deg Deg Mooshin ka dhan ah gudoomiyaha Gudiga Doorashooyinka Heer federaal oo...

Deg Deg Mooshin ka dhan ah gudoomiyaha Gudiga Doorashooyinka Heer federaal oo Muqdisho Kasocda

0

Abaabulka Mooshin ka dhan ah Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal Maxamed Xasan Cirro ayaa hadda ka socda magaalada Muqdisho.

16 Xubnood oo ka tirsan Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal ayaa wada abaabulkaan, kaas oo la rabo in xilka looga tuuro Guddoomiyaha Guddigaas Maxamed Xasan Cirro.

Eedeymaha loo jeedinayo Maxamed Xasan Cirro waxaa qayb ka ah in uu ku dhax milmay siyaasaddaha is diiddan ee dalka iyo in uu gabay doorkiisa dhax dhaxaadnimada ah, isagoo taas badelkeeda si weyn iskugu dhiibay Farmaajo oo raba in uu carqaladeeyo hannaanka ay u socoto doorashada dalka.

Ad
Previous articleAgaasimihii Guud oo lagu edeeyey Musuqmaasuq oo Xilka laga qaaday iyo Mid Cusub oo lamagacaabay
Next articleRa’isul Wasaare Rooble oo Kulan la Qaaday Midowga Musharaxiinta

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here