Home galmudug Dhageyso Xoolo dhaqatada Galmudug oo ka kadlay dhaqan galinta heshiiska Puntland..

Dhageyso Xoolo dhaqatada Galmudug oo ka kadlay dhaqan galinta heshiiska Puntland..

0
SHARE

Dadka reer Miyigaa ee Ku sugan Bariga Gobolka Mudug oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegey inay dhaqan galiyeen nabadii ay ugu baaqeen madaxda galmudug isla markaana ay tabanayaan Caqabado kaga imaanaya dhinaca maamulka puntland taas oo ah inaysan ka dhaqan galin nabada ay iyagu qaateen.

Qaar ka mida odoyaasha iyo waxgaradka rer guuraaga daga waqooyi bari ee gobolka ayaa xuseyn in tan iyo markii lays la qaatay xasilooni ku soo dabaalida Gobolka ay isku xukumeen inay hubka dhigaan isla markaana ay ka fogaadaan wax kaste oo horseedi kara dhibaato marka kale ka dhacda degaanadaasi.

Waxa ay sheegeen in dhanka Puntland ay wadaan Ficilo u muuqada mid nabada dhaawici kara kuwaas oo ay ka mid yihin dhaca xoolaha iyo dilal laga bad badaay waxaan ay sheegen inay iyagu garwaaqsadeen inaysan ka jawaabi daan dasigaasi ka imaanaya dhanaca maamulkaasi.

Halkan Hoose ka Dhageyso Codka

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here