Home Wararka Caalamka Sweden oo Xukun ku riday Haweeney Saaxiibteed ku Dishay Dubbe/Burus

Sweden oo Xukun ku riday Haweeney Saaxiibteed ku Dishay Dubbe/Burus

0

ugu dabneyn Sweden ayaa xukun ku riday Haweeney dishay Saaxiibteed iyadoo dilka u isticmaashay Dubbe ama Burus.

Maxkamada oo heshay cadeymo muuninaya falkan ayaa Haweeneyda ku xukuntay 16 Sano Xarig ah.

Marilyn oo ah 50 sano jir ayaa aheyd dhibanaha falkan dilka loo geestay waxana haweeneyda falka geesatay ay maxkamada ka hor qiratay sababta ku kaliftay dilka ay geesatay.

Dambiilaha ayaa sheegtay in Mirlyn ay ka danbeesay ka ceerinta shaqadeeda oo mudo ka shaqeeneysay iyagoo labada haweyn ahaa saxiibo mudo 18 sano.

Ad
Previous articleKuuriyada Waqooyi oo mar kale ridday gantaallo Maanta oo Sabti ah
Next articlePuntland iyo Galmudug oo gaaray heshiis ka kooban Shan qodob (Akriso Heshiiska)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here