Home Wararka Maanta Ra’isul Wasaare Xamza oo soo dhameeyay la tashiyo waxaana la Filayaa inuu...

Ra’isul Wasaare Xamza oo soo dhameeyay la tashiyo waxaana la Filayaa inuu Magacaabo Golaha Wasiirada

0

Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa la filayaa in Goor dhaw uu ku dhawaaqo Xubnaha Cusub ee Golaha Wasiirada Soomaaliya

Xamza oo Todobaadkii Hore Baarlamaanku ay 10 Maalin ugu kordhiyeen inuu ku Soo dhiso golahiisa Wasiirada ayaa wili waxaa Haysta Caqabada Xoogan.

ilo Muhiim ah ayaa sheegaya inuu Soo dhameeyay la tashiyo kala duwan oo la qaadanayay Qeybaha Kala duwan ee Bulshada

Ra’isul Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya ayaa soo dhisida Goaha Wasiirada xukuumada Dalka waxay ku qaadatay Muddo ka badan 45 cisho, waana cabqada Culus oo dhawaan la filayo in la soo dhisi doono Golaha xukuumadda cusub

Ad
Previous articleSadax ka mid ah Wadada Afrika oo ka shiray Arimaha Amniga iyo xuduudaha
Next articleCiidamo ka Tirsan Al-Shabaab oo Gudaha u Galay Baydhabo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here