Home hirshabeelle Dhageyso Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Farmaajo Oo Khudbad Taariiqi Ah U Jeediyay Dadweynihii...

Dhageyso Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Farmaajo Oo Khudbad Taariiqi Ah U Jeediyay Dadweynihii Kusoo Dhaweeyay Magaalada Hobyo

1
SHARE

Maxamed c/laahi farmaajo madaxweynaha soomaaliya ayaa noqday madaxweynihii ugu horeeyay ee booqda magaalada hobyo ee gobalka mudug tan iyo markii ay soomaaliya bur burtay wuxuuna halkaasi kala kulmay soo dhaweyn aan horay loo arag

madaxweynaha oo khudbad dheer u jeediyay dadweynaha reer hobyo ayaa waxa uu sheegay in safarkiisu uu markii hore ahaa socdaal nabad iyo dib u heshiisiin ku salaysan balse uu haatan isku badalay safar hormar

Waxa uu sidoo kale dhagax dhigay dakadda magaalada hobyo oo uu balan qaaday in deg deg loo dhisayo

Halkaan Ka Dhageyso Khudbadii Uu Madaxweyne Farmaajo Jeediyay Markii Uu Hobyo Gaaray

Comments

comments

1 COMMENT

  1. Hobyo waxay istaahishaa in loo Aqoonsado Gobol..
    gobolkaasi oo magaciisa la yiraah GAL-BARWAAQO.. ee Reer-Galmudogoow ka faa’ideysta oo..Si dhaqso ahna ha loogu dhawaaqo waxaan ka filayaa in Madaxda Dalka, Mudune Madaxweyne Maxamed C/laahi Farmaajo & Madaxweyne Xaaf suuro geliyaan, una Aqoonsadaan Hobyo caasimadda gobolka Gal-Barwaaqo..

    ((Gal-Barwaaqo Caasimadiisa waa HOBYO..))

    Mashaaricda kale ee Degaankaani gaar ahaan Hobyo ka dhaqan geli karo ama ay ku wanaagsan tahay In laga hirgeliyo waxaa kamid ah, in soo nooleeyo dhamaan kaabayaasha dhaqaale oo ay ka mid yhiin:-

    1. Fishing Industry – Hobio Fish
    2. Travel and tourism – HobioTraveling.ltd
    3. General Market – Hobio Central Market, the Biggest distribution Centre in East Africa.
    4. Livestock export Market – the biggest livestock export Centre in East Africa

    Mashaariicdaani Hadii la dhaqan geliyo, oo ay ( madaxda Daah furaan) Berri iyo wixii ka dambeeyo.. waxay degaanka u horseedi kartaa weliba si fudud in Dhaqaalaha gobolka kobco & Horumar buuxa ok waqti kooban gudihiisa Degaanka ku tilaabsado.

    Horumar, Midnimo & Wax-wadaqabai

    Guul Gal-Mudug, Guul Soomalia

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here