Home Wararka Maanta Gudoomiyaha aqalka sare oo digniin ka soo saaray in Lagu Tunto Sharciga...

Gudoomiyaha aqalka sare oo digniin ka soo saaray in Lagu Tunto Sharciga Dastuurka

0

Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi ayaa digniin ka soo saaray ku dhaqanka shuruuc iyo dhismaha hey’addo sharci darrro ah oo aan soo marin Aqalka Sare, kuwaasoo ah illaa lix sharci iyo hey’addo la ansixiyay intii ay jirtay Xukuumadda Xil gaarsiinta.

Cabdi xaashi ayaa Soo qaatay Qodobo Muhiim ah oo Dastuurka ku saabsan, waxuuna digniin udiray Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble.

Halkaan ka akhriso.

Ad
Previous articleQaramada Midoobey oo shaacisay inay Korortay Xadgudubyada Caruurta lagu Haayo Soomaaliya iyo Wadama Kale
Next articleRag Hubeysan oo lagu qabtay weerar ka dhacay Duleedka Magaalada Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here