Home Wararka Somaliya Galmudug Xuska dabaal dega Ciidanka Boliiska Soomaliyeed oo dhuusamareeb lagu qabtay {Sawiro}

Xuska dabaal dega Ciidanka Boliiska Soomaliyeed oo dhuusamareeb lagu qabtay {Sawiro}

0

Munaasabad lagu maamusayo Sanad Guuradii 78-aad ee Aas aaskii Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed ayaa maanta lagu qabtay Magalada Dhuusamareeb ee Xarunta Dowlad Goboleedka Galmudug waxaana ka Qaybgalay Saraakiil Saraakiil Xigeen katitsan Ciidanaka Boliiska Soomaaliya kuwa oo halkaa ku soo bandhigay Dhoolatus Ciidan.

Taliyaha Ciidanka Booliiska Qaybta Galmudug Gaashaanlle Sare Qaliif Cabdulle Maalin ayaa Ciidamada u Diray Hambalyada Munaasabada sanad guuradii 78aad ee aas-aaska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed,isagoona xusay in Booliisku yahay laf dhabarta Ciidamada Qalabka sida.

Maanta oo ay ku beegantahay 20- December waxa Guud ahaan dalka loga dabaal dagaa xuska Aaska-aaska Ciidanka Booliika,waxana Muqdisho iyo gobalada dalka qaar ka socdo xaflad lagu weyneynaayo maalintaan.

Ad
Previous articleGaari kasoo Goostay Wooqooyiga Magalada Gaalkacyo oo policeka Galmudug ay gacanta Ku Dhigeen
Next articleHowlgalo culus oo Caawa kasocda Koonfurta Magalada Gaalkacayo Xili Xalay Dagaal Ka dhacay Magaladaas

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here