Home Wararka Maanta Gaari kasoo Goostay Wooqooyiga Magalada Gaalkacyo oo policeka Galmudug ay gacanta Ku...

Gaari kasoo Goostay Wooqooyiga Magalada Gaalkacyo oo policeka Galmudug ay gacanta Ku Dhigeen

0

Ciidanka Waddoyinka Galmudug ayaa Gacanta ku dhigay Gaari ay waddteen Kooxo Hubeysan oo Ka Ganacsida Maandooriyaha Islamarkaana ka soo Gusytay Dhanka waqoyiga Gaalkacyo Puntland.

Gaarigaan ayaa Waxaa ku Raad jogay Ciidanka Amaanka Puntland wuxuu usoo Gostay dhanka Galmudug Islamarkiiba waxaa Gacanta ku dhigay Ciidanka Ilaalada Wadoyinka oo Heegan sare ku Jirey.

Inta la Xaqijiyey Waxaa Gaariga wadtay ilaa Sadex qof oo Hubeysan waxaana Gaariga saarnaa Qamri aad ubadan gaariga ayaa markii Hore safar ahaan ka Yimid dhanka Xaduudka Itobiya.

Gaarigaa wixii saarnaa iyo Ragii wadtayba Waxaa Gacanta ku haaya Ciidanka Amaanka Galmudug Ee Gaalkacyo.

Ad
Previous articleShir looga hadlay amniga oo Maanta ka dhacay Galkacyo
Next articleXuska dabaal dega Ciidanka Boliiska Soomaliyeed oo dhuusamareeb lagu qabtay {Sawiro}

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here