Home wararka Dalka Dhageyso Wasiir Yariisow oo ka hadlay Ciidanka Weerarka ku qaaday Guriga Cabdi...

Dhageyso Wasiir Yariisow oo ka hadlay Ciidanka Weerarka ku qaaday Guriga Cabdi Qeybdiid isagoo ku tilmaamay..

2
SHARE

Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay aad uga xun tahay falkii lagu weeraray Hoyga Sanoter Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid.

Waxa uu sheegay in iminka dowladda Soomaaliya ay wado baaritaano dheerad ah isla markaana cid alaala cidii falkaas ku lug yeelata la soo bandhigi doono.

 Wareysi uu siiyay Idaacadda Voa-da ayaa la weeydiiyay in ay jireen Warar soo baxayay oo sheegayay in ay Guriga weerareen Ciidamo ka tirsan kuwa ay tababartay dowladda Imaaraadka Carabta ayaa waxa uu ku jawaabay.

2 COMMENTS

  1. Go’aanka lagu weerayay senator waxaa bixiyey kheyr-laawe & Farmaajo.. dhamaan shacabka Soomaaliyeed waa iney arintaasi ogaadaan Ragaani maahan rag matali karo Masiir umadeed, mana aha raggii Soomaaliya samato bixin lahaa, waa dad aaminsan Qabyaalad & reer rebel & hada kahor ayaa dhib nagu dhacey!!! Gocoshadda noocaasi ah maahan mid meel dheer lagu gaari karo..Aad aad baana loogu kadsoomey in Dalka loo dhiibo ama lagu aamino masiir umadeed.

    Meeshaani Dowladd ma taalo ee shacabka Muqdisho ha iska difaacaan Waraabayaasha ay ku qaldameen kuwaani & Madaxnimo kala fog waa Masas ay umadda ku kadsoontay.. aad bey u fashil-meen runtii!!!

    Farmaajo & khyer-laawe & Saadaq Jooh waa iney si Deg Deg ah isk casilaan Xilkana baneeyaan.!!!

    Saadaq John oo ah Ninka loo adeegsanaayo falal-ka guracan ee ka dhaca Muqdisho falkaasi oo lagu xasuuqo ( shacab, wax-garad, siyaasi iwm).. ama lagu wax-yeeleynaayo shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan reer Muqdisho isagana waa in Xilka uu baneeyaa isla mar ahaantaana Xabsiga & cadaaladd lagu horgeeyaa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here