Home wararka Dalka Dhageyso Odayaasha Gobolka Mudug ee Puntland oo ka hadlay Raga lasoo qabtay...

Dhageyso Odayaasha Gobolka Mudug ee Puntland oo ka hadlay Raga lasoo qabtay Tacsina u diray Galmudug..

0
SHARE

Magaalada Gaalkacyo gaar ahaan deegaanka Jeexdin ee bariga Magaalada Waxaa dhawaan ka dhacay weerar qorsheesan oo fuliyeen rag ka tirsan Puntland.

Weerarka ayaana la fuliyay Daqiiqado kadib markii la gaaray heshiis taariikhi ah oo labada dhinac isku raaceen,

Weerarka ayaana la ogaaday in ay Fuliyeen Maleeshiyo ka tirsan Puntland oo weeraray dad xoolo dhaqato ah oo ku sugnaa deegaankaasi.

ugu yaraan waxaa halkaasi ka ku dhaawacmay labo ruux hal qofna waa uu ku dhintay waxana arintaasi ka hadlay dhaman odayasha Puntland ee Gobolka mudug.

Odayaasha ayaa qiray in weerarka uu dhacay isla markana fuliyeen dad wax magarato ah oo kasoo jeedaan Puntland waxana intaasi ku dareen in la qabtay raga weerarka fuliyay.

Halkan Hoose ka Dhageyso Codka Odayaasha Hadlay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here