Home wararka Dalka Waa kuma Shaqsiga ka danbeeyay uguna muhiimsanaa Heshiiska Galmudug iyo Ahlu-suna..

Waa kuma Shaqsiga ka danbeeyay uguna muhiimsanaa Heshiiska Galmudug iyo Ahlu-suna..

0
SHARE

Magaalada Jabuti ee Caasimada Dalka Jabuuti ayaa dhawaan lagu soo afjaray Heshiis Galmudug iyo Ahlu-suna u dhaxeeya,

Heshiiska ayaa ahaa mid hordhac ah hase yeeshee waxaa kaloo uu ahaa mid taariikhi ah oo Galmudug u soo hooyatay,

Dhoor jeer oo leesku dayay in Galmudug iyo ahlu-suna heshiis la dhex dhigo ayaa leesku raaci waayay kadib qodobo leeska horkeenay,

Heshiiska hada dhacay ayaana lagu soo waramayaa in ay muhiim u yihiin xubno shirka ka qeyb galay waxaana kamid ah Gudoomiyaha guud ee Ahlusuna Waljamaaca Macalin Maxamuud Sheekh Xasan Faarax,

Macalin Maxamuud Sheekh Xasan Faarax ayaa ah qofka uu kasoo baxo go.anka ugu danbeeya ee maamulka waxana arintaasi ay sahashay in heshiiska lagu soo afjaro mudo isbuuc ah,

Waxaa la filayaa in dhawaan leeskugu tago magaalada Dhuusomareeb halkaasi oo lagu gaaridoono heshiiska qeebahiisa kale iyadoo intaasi kadib la bilaabidoono fulinta heshiiska leesku raacay,

mudug24 Cadaado

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here