radiomudug24 xayisiin mudug24 source

Muqdisho Madaxweyne Xaaf oo ku Hoolan mideynta Xildhibaanada Galmudug ee Dowlada ku jira..

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa wali ku sugan magaalada Muqdisho halkaasi oo kulamo ka socdaan,

Wararka ugu danbeeyay ee laga helayo dhanka madaxweynaha ayaa tilmaamaya in Xaaf ku hoolanyahay sidii xubnaha Galmudug kasoo jeeda ee Dowlada ku jira loo mideysiin lahaa,

Madaxweyne Xaaf ayaana ku guuleestay badi kulamada uu sameeyay isagoo isku keenay xubno kala aragti duwanaa,

Xaaf ayaa dhanka kale waxa uu kulamo la sameeyay odayaasha Galmudug kasoo jeeda ee ku sugan magaalada Muqdisho si loo dhameeyo khilaafka isla markana looga fogaado khilaafka taagan,

Marka laga soo tago dadaalka madaxweynaha waxaa wali khabsoomin kulamo lagu balansanaa in lagu heshiisiiyo xaaf iyo ku xigeenkiisa,

Labada masuul ayaana ku sugan magaalada Muqdisho hase yeeshee wali kulan ku aadan khilaafka taagan ma aysan sameen,

ilaa hada lama sheegin sababta keentay in dib u dhaco ama uu qaato waqti dheer oo ku aadan xiisada labada masuul.

wixii ku soo kordha lasoco

Mudug24 Muqdisho

10 ku laabo mudug24 xiriir

Comments

comments

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Baarlamaanka soomaaliya oo Maanta isku Raacay in Arintii Qalbi Dhagax ay Aheed Sharci Daro.
- Nov 18, 2017
Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa Maanta isku Raacay in ay aheed arin Qalad ah ...
Dhageyso Shiikh Umal oo ka hadlay iscasilaada Wasiirad Maryam Qaasim isagoo yiri..
- Nov 18, 2017
Wasiiradii Gar gaarka Xukuumada Soomaaliya Maryan Qaasim ayaa dhawaan xilkeeda isaga tagtay, waxaana soo ...
Robert Muganbe oo kasoo muuqday Meel fagaaro ah isagoo wali ku dhagan go.ankiisa..
- Nov 18, 2017
Madaxweynaha wali xilka ka raaraca ee Zimbabwe Robert Mugabe ayaa markii ugu horeysay kasoo ...
Dalka Taliyaaniga Mid kamid ah Faafiyada ugu weyn Dalkaasi oo Geeriyooday..
- Nov 18, 2017
Hoggaamiyihii kooxda Maafiyada Talyaaiga Salvatore ‘Toto’ Riina ayaa ku dhintay isbitalka xabsi ku yaalla ...
Madaxweyne Xaaf iyo Shiikh Shaakir oo ku Wada Sugan Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya..
- Nov 18, 2017
Warar laga helayo Magaalada Nairobi ee Caasimada Kenya ayaa sheegaya in Halkaasi ku suganyihiin ...
Guddigii Loo Xil saaray Kiiska C/kariin Qalibi dhagax oo Biri Baarlamaanka Hortegaya Jawaabana Laga Sugayo
- Nov 18, 2017
Guddigii loo xil saaray kiiska Sarkaalka lagu magacaabo C/kariin Sheekh Muuse Qalbi dhagax ayaa ...
Hay”ada Socdaalka iyo Jinsiyadaha Ee Dowlada Soomaaliya oo La wareegtay Doonyo Lagu Ilaaliyo Xuduudaha Dalka+Sawiro.
- Nov 17, 2017
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ee Dowlada Soomaaliya ayaa maanta la wareegtey doon nooca dheereysa ...
Dalka Zimbabwe Robert Muganbe oo Wali Diidan Xilka in uu wareejiyo isagoo ku xiray..
- Nov 17, 2017
Madaxwaynaha muddada dheer ka talinayay Zimbabwe Robert Mugabe ayaa diidan yahay inuu xilka ka ...
Dowlada soomaaliya oo Qabanaysa Shir Wayne ay Ka qayb galayaan Culumaa”udiin.
- Nov 17, 2017
Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa qorsheneysa shir weyne Qaran oo ay isugu keeneyso Culimada Soomaaliyeed, ...
Dowlada Germalka oo Diyaarada Kuwait ku Raacday go.anka ay ku diiday Qaadista ninka Yahuudiga..
- Nov 17, 2017
Maxkamad ku taaalla Jermalka ayaa go'aamisay in shirkadda diyaaradaha ee Kuwait airline ay xaq ...
Shirkada Diyaaradaha Kuwait oo diiday in ay Qaado nin Yahuuda kasoo jeeda..
- Nov 17, 2017
Shirkadda dayuuradaha Kuwait Airways ayaa diiday inay qaado nin sitay baasaboorka Israel oo ka ...
Sawiro Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Xaaf oo Gaaray Dalka Kenya..
- Nov 17, 2017
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa gaaray Caasimada Dalka kenya ee Nairobi, Xaaf oo ...
Dhageyso Rabshado ka taagan Hargeysa iyo Burco oo dhigayaan Dad Careysan,,
- Nov 17, 2017
Mudaharaadyo rabshado wata ayaa ka dhacay galabta iyo caawa Magaaladda Burco, ka dib markii ...
Dhageyso War kasoo Baxay Ciidamo ingariis ah oo Dagan Duleedka Muqdisho..
- Nov 17, 2017
Ciidamada Ingiriiska ee ku sugan Soomaaliya ayaa soo bandhigay warbxin isugu jirta Muuqaal iyo ...
Faafaahin Madaxda Maamul Goboleedyada oo ku Wajahan Imaaraadka Carabta..
- Nov 17, 2017
Dowladda Imaaraadka oo ka mid ah dowladdaha Carbeed ayaa waqtigaan waxa ay saameyn weyn ...

Facebook/Twitter

-----------------------------------------------------------------

ad


%d bloggers like this: