Home wararka Dalka Dhageyso Sida loo Qabtay Nin Degmada Bitaale ee Gobolka Mudug ku dilay...

Dhageyso Sida loo Qabtay Nin Degmada Bitaale ee Gobolka Mudug ku dilay Haweeney 70 Jir ah

0
SHARE

Shaqsi la sheegay in uu ku hubeysnaa Toorey ayaa Haweeneey waxa uu ku dilay deegaanka Bitaale ee Duleedka Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ee Mamulka Galmudug.

Macada sababta uu u dilay Haweeneyda  Allaha u naxariistee oo lagu Magacaabi jiray Booto Faarax Cabdi Shaqsiga watay tooreyda.

Cali Faarax Cabdi oo la dhashay Haweeneyda la dilay ayaa sheegay in Walaashiis Gurigeeda loogu tegay laguna dhex dilay halkiina ay ku geeriyootay.

Waxa uu sheegay in ilaa iyo hadda aan la ogeyn sababta uu u dilay Ninkaas iyada oo iska aheyd qof Guri joogta ah da’deeduna aheyd 70 jir.

Halkan Hoose ka Dhageyso Sida Loo Qabtay,

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here