Home Wararka Maanta Muqdisho ” Boliiska oo Soo Bandhigay nin laba dumar ah udilay god...

Muqdisho ” Boliiska oo Soo Bandhigay nin laba dumar ah udilay god qashin Lagu shubo “.

0

Hay’adaha Amniga Muqdisho oo gacanta ku Soo dhigay in Gacan ku dhiigla ah oo Muqdisho ku dilay laba dumar ah.

ninkaan Ayaa Taaladadii la Soo dhaafay Degmada Kaaraan ku dilay qof dumar ah mid kana waa dhaawacyay, waxaana Gacanta ku Soo dhigay Boliiska

sida Ehelka gabadhaba la dilay ay noo sheegeen Gacan ku dhiiglaha waxaa Laga Soo qabtay Degmada Warsheikh ee Gobalka Banaadir waxaana Lagu Soo wareejiyay Boliiska Gobalka Banaadir

xalay ayaa lagu Soo Bandhigay Saldhiga Degmada kaaraan waxaana Ehelka gabadha ay sheegeen in aan la aasi doonin ilaa cadaalada Laga marsiinayo ninkaan dilka gaystay.

Sababta dilka uu ku yimid Ayaa lagu sheegay inuu ka dhashay Muran Soo kala dhaxgalay asiga iyo haweenkaan waxaana la isku murmay god qashin oo Laga qodaayay Albaabka Hore ee Guriga gabadha la dilay

 

 

Ad
Previous articleTaliban oo codsi xasaasi ah u diray Dowladaha Mareykanka iyo Yurub
Next articleMaxaa lagu arkay xayawaanka Soomaaliya laga helo ee loo dhoofinayo si lacag badan loogu iibsado?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here