Home wararka Dalka Dhageyso Amarka kasoo Baxay Galmudug ee lagu soo Xirayo Wadaadka lagu magacaabo...

Dhageyso Amarka kasoo Baxay Galmudug ee lagu soo Xirayo Wadaadka lagu magacaabo Cabdi Wali Afyare Cali,,

2

Wararka aan hada heleeno ayaa sheegaya in Wasaarada Amniga ee Maamulka Galmudug amartay in lasoo xiro Mid kamid ah Culumada Gobolka mudug,

Shiikhan oo lagu magacaabo Shiikh Cabdi Wali Afyare Cali ayaa lagu heestaa Muuqaalo lagu faafiyay Baraha bulshada oo aad looga naxay,

Muuqaalka ayaa muujinaya wax Sawir qof ah oo lagu sheegay Xabiibkeena Muxamed NNKH kaasi oo dad badan oo somaliyed ka caresiyay,

Maanta ayaa la filayay in Culumada Gobolka mudug qaarkood ay isku yimaadeen isla markana ka hadlaan arinta taagan,

10 ku laabo mudug24 xiriir

2 COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here