Home Wararka Maanta Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Itoobiya oo xabsiga loo taxaabay

Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Itoobiya oo xabsiga loo taxaabay

0

Dr. Dessalen Chane, oo ah mudane ka tirsan aqalka wakiilada ee u matala ururka Axmaarada (ABN) ayaa waxaa xabsiga u taxaabay ciidamada amaanka dowlada sida ay sheegeen qoyskiisa. Xariga ayaa dhacay Arbacadii Janaayo 22, 2016, taarikhda Itoobiya iyadoo afar ka mid ah ciidamada nabadsugidda hubeysan ay ku lug lahaayeen, kuwaasoo labo ka mid ah ay xirnaayeen dareeska ciidamada booliska dowladda federaalka.

Dr. Dessalen Chane ayaa caan ku ah dhaleecayn xooggan iyo fikrado oo ka dhan ah xukuumadda Ra’iisul Wasaare Abiy Ahmed xilliyada uu socdo shirarka Aqalka Hoose. Waxaa xusid mudan in uu ka maqnaa kulamadii u dambeeyay ee baarlamaanka.

Ad
Previous articleXaruntii Kaydka Hubka AlShabaab ee Galmudug oo La Burburiyay
Next articleNinka ugu taajirsan dunida muxuu ka yiri hadalladii muranka dhaliyey ee Ilhaan Cumar?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here