200-125 300-115 200-105 200-310 640-911 300-075 300-320 300-360 642-998 QV_DEVELOPER_01 400-101 700-501 117-201 70-696 700-505 600-199 400-351 300-207 TE0-141 100-105 300-101 300-206 300-070 70-417 210-260 210-060 200-355 300-208 CISSP 300-135 210-065 300-209 70-243 70-480 CCA-500 2V0-621D 210-451 400-051 E05-001 1Z0-052 70-410 640-916 VMCE_V9 810-403 070-464 070-243 700-802 70-246 FCBA GPHR DEV-401 C2090-610 SY0-401 712-50 ADM-201 700-039 312-50 MA0-101 648-244 SK0-004 ASF 70-494 70-673 500-005 1Z0-060 C9560-503 640-875 N10-006 98-367 70-534 NS0-505 70-342 CHFP 070-410 640-878 1V0-603 1Z0-804 C8010-250 312-50V9 C2150-508 98-368 CLOUDF 70-411 70-461 220-901 70-488 070-341 PK0-003 E20-547 70-412 70-686 500-285 CISM 101-400 102-400 PDM_2002001060 JN0-100 642-883 CAP 070-347 Caalamka Maxaa kala Socota Jasiirada Guam ee Kuuriyada Waqooyi Gantaalka ku ridi rabto,, | Mudug 24 online
radiomudug24 xayisiin mudug24 source

Caalamka Maxaa kala Socota Jasiirada Guam ee Kuuriyada Waqooyi Gantaalka ku ridi rabto,,

Kuuriyada Waqooyi ayaa ka fekeraysa in ay Guan ku rido gantaalaha ridada dheer, arrintaas oo sii kordhisay xiisada u dhexaysa dalkaas iyo Maraykanka.

Wakaaladaha wararka ee Koonfur Kuuriya ayaa si faah faahsan u daabacay xogta ku saabsan suurta galnimada in weerar lagu qaado jasiiradaas.

Madaxwaynaha Maraykanka Donland Trump ayaa daabacay in dalkiisu uu si adag ugu jawaabi doono haddii Kuuriyada Waqooyi ay weerar ku qaado danaha Maraykanka.

Kuuriyada Koonfureed ayaa dhankeeda sheegtay in ay soo ridi doonto gantaal kasta oo hawadeeda mara.

Khuburo military ayaa sheegtay in ay macquul tahay in Byong Yang ay haysato madax Nukliyeer oo lagu xiri karo gantaal gaari kara dhulka Maraykanka.

“Xiriirka ka dhexeeya Guan iyo Maraykanka ayaa ah mid murugsan, waxay ka tirsan tahay dhul waynaha Maraykanka, laakiinse dadkeedu xaq uma laha in ay ka qayb qaataan codaynta doorashada madaxtinimo”.

Xiisadan ayaa timi iyadoo dhowaan golaha ammaanku ay u codeeyeen cuna qabatayn hor leh, taasi oo lagu tilmaamay midii ugu adkayd ee mudo sano ah dal la saaro.

Jasiirada Guan ayaa hoy u ah laba saldhig oo cirka iyo badda ah oo ay leeyihiin ciidamada Maraykanka, waxaana lagu tirayaa xarrun istiraatiiji u ah is fidinta Maryakanka ee galbeedka badwaynta Pacific-ga.

Waxaa ku nool 160 kun oo qof iyo Lix kun oo askar Maraykan ah, waxayna ku taalaa gobol siyaasad ahaan cakiran. Shiinaha ayuu muran kala dhexeeyaa wadamada deriskiisa ah oo qaarkood ay xulifo la yihiin Maraykanka.

Dadka jasiirada Guan ayaa doonaya in ciidamada Maraykanka halkaas laga qaado, waxay u arkaan in ay keeni karaan deganaansho la’aan.

Inkasta oo aanay lahayn xuquuqda codaynta hadana dadka Guan waa muwaadiniin Maraykanka oo ku nool halka ugu fog ee badwaynta Pacific-ga.

10 ku laabo mudug24 xiriir

Comments

comments

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Dowlada Maraykanka oo Xaqeejisay in Muwaadiniin ay uga Dhinteen Weerarkii Cuslaa ee Zoobe.
- Oct 17, 2017
Dowlada Maraykanka oo Xaqeejisay in Qaraxii Zoobe ay Muwaadiniin uga dhinteen. Hadal qoraal oo ka ...
Dhalinyarada iyo Macalimiinta Gaalkacayo oo Maanta Baroor-diiq u sameeyay Dadkii ku dhintay Qaraxii Muqdisho {Sawiro}
- Oct 16, 2017
Maamulka iyo Ardayda Jaamacada Gaalkacyo ee Gobalka Mudug ayaa Galabta Muujiyay Sida ay ugu ...
Daawo Muqtaar Roobow oo Shir jaraa.id Qabtay kana hadlay Qaraxa Zoobe..
- Oct 16, 2017
Mukhtaar roobow oo ka tirsanaa kooxda Shabaab kana soo goostay ayaa ka hadlay Qarax. Roobow ...
Faafaahin Meydad kale oo laga soo saaray Dhismayaashii bur buray ee Qaraxa Zoobe..
- Oct 16, 2017
Meydad hor leh ayaa laga soo saaray dhismayaasha ku bur buray qaraxii maalintii sabtidii ...
Sawiro Diaayarad Militari oo Turkiga leeyahay oo dhaawacyo badan ka qaaday Muqdisho..
- Oct 16, 2017
Diyaarad ay dowlada Tufrkiga usoo dirtay magaalada Muqdisho ayaa saakay qaaday dhaawacyada qaar kamid ...
Sawiro Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo Dhiig u shubay dadkii ku dhaawcmay Qaraxii Zoobe 
- Oct 16, 2017
Sheekh Muqaar Roobow Cali Abuu Mansuur Afhayeenkii hore ee Kooxda Al Shabaab ayaa dhiigiisa ...
Dhageyso Taliyaha Saldhiga Gaalkacyo oo ka hadlay Nin Makaanik ah oo lagu dilay Duleedka Gaalkacyo..
- Oct 16, 2017
Kadib markii duleedka magaalada Gaalkacyo lagu dilay nin makaanik ah waxaa arintaasi ka hadlay ...
Dad Qaba Dhaawacya Cul culus ee ku dhaawacmay Qaraxii Zoobe oo Maanta Turkiga loo qaaday {Sawiro}
- Oct 16, 2017
Saakay waxaa la qaaday dhaawacyada dadkii shacabka ahaa ee ku dhaawacmay qaraxii maalin ka ...
Deg Deg Wasiirka Caafimaadka Dalka Turkiga oo Muqdisho soo gaaray goor dhow isagoo wata..
- Oct 16, 2017
 Goor dhoweyd, waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho soo caga dhigatay diyaarad sida wefdi uu ...
Ciidanka Galmudug Oo Maanta Howlgalkii Ugu Cuslaa Ka Wada Koonfurta Magaalada Gaalkacyo
- Oct 16, 2017
Wararka Naga soo gaaraya Magaalada gaalkacyo ayaa sheegaya in Saakay Howlgalo Baaritaano ah Ciidamada ...
Dhageyso Hooyada dhashay DR Maryan oo ku dhimatay Qaraxa Zoobe oo dhawaan Jaamacada Dhameysay,,
- Oct 16, 2017
Waxaa si weyn u korodhay tirada dadka ku dhintay qaraxii cuslaa ee shalay ka ...
Dhageyso Shan Wiil oo Hal Qoys ah oo ku dhintay Qaraxii Zoobe,,
- Oct 16, 2017
Dadka kale ee dhintay waxaa ka mid ah qoys ay ka baxeen shan qof ...
Dhageyso Madaxweynihii Hore ee Somaliya Xasan Shiikh oo si adag uga hadlay Qaraxii Zoobe isagoo ku tilmaamay,,
- Oct 16, 2017
Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa marka hore ka tacsiyeeyay dadkii ku ...
Sawiro Raisal Wasaare Xasan Kheyre oo markale Booqday Isgoyska Zoobe oo Ciidan badan la geeyay..
- Oct 16, 2017
Ra'isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xalay mar kale booqday Isgooska Zoobe ...
Wasiiro iyo Dhaqaatiir u dhalatay Dalka Turkiga oo Muqdisho ku soo wajahan goor dhow..
- Oct 16, 2017
Dowlada turkiga ayaa siweyn uga damqatay qaraxii dadka badan lagu laayay ee ka dhacay ...

Facebook/Twitter

-----------------------------------------------------------------

ad


%d bloggers like this: