Home wararka Dalka Fanaanada Fartuun Axmed Sahal oo Show ku qabaneysa Gaalkacyo maalinta Ciida,,,

Fanaanada Fartuun Axmed Sahal oo Show ku qabaneysa Gaalkacyo maalinta Ciida,,,

2
SHARE

Sida mudug24 u sheegtay Fanaanada Fartuun Axmed Sahal Waxaa maalinta Ciida la filayaa in Show ku qabato magaalada Gaalkacyo,

Fanaanada ayaa ku sugan Magaalada Cadaado halkaasi oo ay kaga qeyb gashay Celeema saarka madaxweynaha Galmudug oo halkaasi lagu qabtay,

Fartuun ayaa dhawaan soo gaartay magaalada Gaalkacyo Safar ay madaxweynaha Galmudug kula wehlisay magaalada Gaalkacyo waxana dib ugu laabatay Cadaado,

Showga ciida Ayaa la filayaa in ay ka qeyb galaan Fanaaniin kale oo Galmudug ka Socda taasi oo qaban qaabadeeda ay socota Xiligan,

Waa markii ugu Horeesay oo Fanaanada Show ku qabato Magaalada Gaalkayco halkaasi oo ka tagtay ayadoo yar madama Asal ahaan kasoo jeedo Galmudug,

Wixii ku soo kordha lasoco

Loading...

2 COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here