Home Wararka Maanta Dowladda oo Weerar culus ku qaaday Deegaanka Basra iyo Beerta Cali Mahdi

Dowladda oo Weerar culus ku qaaday Deegaanka Basra iyo Beerta Cali Mahdi

0

Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo dagaalameyaasha Al-shabaab ayaa haatan dagaal culus waxaa uu ku dhexmarayaa deegaanka Basra iyo Beerta Cali Mahdi oo ku taala inta u dhaxeysa magaalooyinka Balcad iyo Afgooye.

ciidamada ayaa weeraray maxkamad ay Al-shabaab ku leeyihiin deegaanka Basra, islamarkaana waxaa la sheegay in ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Haramcad ee booliska Soonaaliya ay la wareegeen deegaankaasi.

Lama oga khasaaraha ka dhashay dagaalka, mana jiro weli wax war ah oo ka soo baxay laamaha ammaanka ee Soomaaliya.

Ad
Previous articleShirkii Xasan Sheekh iyo madax goboleedyada ee Garoowe oo fashilmay(Xog)
Next articleSarkaal ka Tirsan Haramcad oo Dagaalka Basra Lagu dhaawacay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here