Home wararka Dalka Akhriso Qabiilka uu kasoo jeedo Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Banaadir Taabid Cabdi...

Akhriso Qabiilka uu kasoo jeedo Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Banaadir Taabid Cabdi Maxamed,,,

0

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa maanta loo magacaabay Taabid Cabdi Maxamed kadib Ansaxinta Golaha Wasiirada Cusub,

Magacaabista Duqa Muqdisho kadib Waxaa Warbaahinta Mudug24 usuura gashay helitaanka Qabiila uu kasoo jeedo Gudoomiyaha Gobolka Banaadir,

Taabid Cabdi Maxamed Ayaa kasoo jeeda Beesha Hawiye Gaar ahaan Abgaal Waceysle Waxana uu badalay Gudoomiyee hore ee Gobolka Banaadir oo Xilka laga Qaaday,

Warar kale oo isla mudug24 heshay ayaa sheegaya in Duqa Cusub ee u dhowyahay Madaxweynihii ee Somaliya Xasan shiikh maxmuud,

Waxana intaasi wararka ku darayaan in Duqa muqdisho ay u dhaxday gabar uu abti laxmi u yahay Xasan shiikh Maxamuud,

Mudu24 Wararka Dalka Muqdisho

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here