Home Wararka Somaliya Madaxdii Hore ee dalka oo kulan Deg Deg ah uga soconaya Muqdisho...

Madaxdii Hore ee dalka oo kulan Deg Deg ah uga soconaya Muqdisho {Sawiro}

0
Madaxweyneyaashii hore ee Soomaaliya mudane Hassan Sheikh Mohamud iyo Sharif Sheikh Ahmed oo ay wehliyaan xildhibaan Farah Sheikh Abdulkadir iyo xildhibaan Mohamed Abukar Islow Duale ayaa imika kulan ku leh hoyga uu Muqdisho ka degan yahay Madaxweyne Sharif Sheikh Ahmed oo ah guddoomiyaha Golaha Midowga Musharixiinta.
Kulanka mas’uuliyiintan ayaa looga arinsanayaa xaaladihii ugu dambeeyay ee siyaasadda dalka iyo arimaha doorashooyinka oo dhowaan la filayo in laga shiro.
Kulankaan ayaa imaanaya xilli xalay warqad ka soobaxday Madasha Midowga Musharaxiinta ay beeniyen qaar ka mid ah xisbiyada dalka oo qeyb ka ah Midowga Musharaxiinta, waxaana soo baxayay warar sheegaya inuu jiro khilaaf Musharaxiinta  dhexdooda ah.
Ad
Previous articleTaliyaha Boliiska Soomaaliya oo Taliyaal cusub u Magacaabay Saldhigyada Dhuusamareeb iyo Matabaan
Next articleMadaxweyne Qoor Qoor oo kulan la qaatay Xubnaha Golaha Deegaanka Galkacyo {SAWIRO}

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here