Home wararka Dalka Deg Deg Madaxweynaha Galmudug oo Cadaado Gaaray Goor dhow…

Deg Deg Madaxweynaha Galmudug oo Cadaado Gaaray Goor dhow…

0
SHARE

Madaxweynaha Galmudug Cabdi kariin ayaa goor dhow ka dagay magaalada Cadaado.

Cabdi kariin Garoonka waxaa ku soo dhaweeyay Ku Xigeenkiisa iyo Xubno kale oo Gudoomiyaha Barlamaanka ku jiro.

Madaxweynaha ayaa la kulmaya xildhibaanada Galmudug kuwaasi oo shalay ka qaaday xilka.

Dhanka kale waxaa jira kulamo xoogan oo ka socda magaalada kaasi oo ku aadan cida keentay xil qaadista isla markana maalgalisay.

Lasoco wixii ku soo kordha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here