Home Wararka Somaliya Galmudug Ahlusuna oo war ka Soo saartay Dagaalka Gurceel islamarkaana aqbashay…..

Ahlusuna oo war ka Soo saartay Dagaalka Gurceel islamarkaana aqbashay…..

0

Culumada Ahlusunna ayaa War-saxafadeedka Kasoo saaray Xaalada Cakiran ee galmudug gaar ahaan Degmada Guriceel oo Maalintii Afaraad Dagaalo ay ka socdaan.

ASWJ ayaa sidoo kale sheegay in ay aqoonsan yihiin Jiritaanka Dowlad goboleedka Galmudug, islamarkaana ay Soo dhaweenayaan wax walba oo xal ah.

Waxay sidoo kale Soo dhaweeyeen Baaqee ka Soo yeeray Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha waxayna sheegeen in ay aqbalayaan baaqyada dadka Soomaaliyeed ee ku saabsan In La Joojiyo Colaada Degmada Gurceel ka Taagan.

Beesha Caalamka ayay ugu baaqeen in Gurmad Deg Deg ah lala gaaro dadka Ku Barakacay Colaada iyo Dagaalada Degmada Gurceel ka Taagan oo ay ku Barakaceen Kumanaan dad ah.

Ad
Previous articleDeg Deg Madaxweynaha Galmudug oo Goor dhaw Shir Jaraa”I’d qabanaya Kana Hadlaya Arima Xasaasi ah
Next articleDhageyso Madaxweynaha Galmudug oo si kulul uga hadlay Dagaalka Gurceel waxuuna weerar afka ah ku qaaday Ahlusuna iyo dad uu shegay inay gadaal ka riixayaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here