Home wararka Dalka Dhageyso Gudoomiyaha Gobolka Mudug ee dhanka Waqooyi oo ka Hadlay xaalada Cakiran...

Dhageyso Gudoomiyaha Gobolka Mudug ee dhanka Waqooyi oo ka Hadlay xaalada Cakiran ee Gaalkacyo iyo Heshiiska la gaaray”

0

Gudoomiyaha gobolka Mudug ee dhanka puntland ayaa ka hadlay Xalaada magaalada Gaalkacyo ee Xaruunta Gobolka Mudug,

Xasan Maxamed Khaliif Abgaalow Ayaa dhanka kale ka hadlay heshiiska ay gaareen Madaxda Galmudug iyo puntland kaasi oo shalay ka dhacay Magaalada Muqdisho,

Xasan Abgaalow ayaa heshiiskaasi uga hadlay si cajiib ah isagoo wax sharuud ah aan ku xirin nuuca uu yahay heshiiska la garaay,

Dhanka kale ayuu ka hadlay cida nabada Magaalada Gaalkacyo ay dani ugu jirto iyo sida ay tahay in nabadaasi loo wajaho,

Halkan Hoose ka dhageyso Gudoomiyaha

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here