canada goose victoria canada goose jakke dame canada goose jakke tilbud moncler pas cher parajumpers norge salg parajumpers norge Aqriso: mudug maxaa muranka galiyay, Galmudug mise Puntland. by siciid jaani. | Mudug 24 online
radiomudug24 xayisiin mudug24 source

Aqriso: mudug maxaa muranka galiyay, Galmudug mise Puntland. by siciid jaani.

Gobolka mudug ee bartamaha soomaaliya wuxu ka mid yahay gobolada ugu balaran somaliya wuxu ka mid ahaa 8dii gobol ee lagu dhisay Jamhuuriyada Soomaaliya xiligaas mudug wuxuu ka koobnaa 5 dagmo kuwaas oo kala ahaa Gaalkacyo, Hobyo, Dhuuso mareeb, Xarardheere iyo Ceelbuur 5tas dagmo ayuu ka kobnaa Gobolka mudug markii somalia 8 gobol ahayd.

 

Qaabiilo farabadan ayaa dagaanaa lkn tariikhda marki dib loo raaco rer Puntland waxay gobolka mudug ka daganayeen waqooyiga gaalkacyo madama 4ta kale aysan meelna ka dagnayn hase yeeshee waxay ka daganayeen waqooyiga gaalkacyo taasi waxay marka hore cadeyn u tahay rer Puntland in gobolka mudug asalkiisa aysan wax dagmo ah oo dhameystiran ku lahayd 5 dagmo ee gobolka mudug waxa 5 dagmo oo xiligaasi gobolka ka kobnaa 4 ka mid ah iyo bar ay rer galmudug daganayeen halka barka kale oo ah waqooyiga gaalkacyo rer Puntland daganayeen taasi waxay cadeen buuxda u tahay dagaansha gobolka mudug in uusan muran ku jirin.

 

Dawladii kacaanka ama militiriga ee madaxweynaha uu ka ahaa maxamed siyaad bare markii dalka ay qabsatay mudo kadib 8 gobol ee somalia ka koobneyd waxa lagu daray 10 gobol inta badan goboladaas lagu daray dalka waxa lo magacabay hal qabiil waxana cadeyn u ah gobolada sool, sanaag. Nugaal, Gado iyo Jubada dhexe waxa laga dhigay gobolo kuwas oo qaar ka mid ah xuduudahoda isku jiran wax yar lkn waxa laga rabay in deeganada qabiilka madaxweyne maxamed siyaad u badan yihiin laga dhigo gobolo.

 

Gobolka mudug waxa laga jaray Galgaduud labo gobol ayay noqdeen 5tii dagmo ee horay ugu koobna gobolka mudug wa la kala qaday dhuuso mareeb iyo ceelbuur waxa lasiyay galgaduud Hobyo iyo xarardhere iyo galkacyo waxa lo dayay mudug, galgaduud waxa lagu daray Caabudwaaq, cadaado iyo Ceeldheer halka mudug lagu daray galdogob iyo jariiban, labada gobol ee la kala jaray waxa lagu soo kordhiyay 5 dagmo kuwaas oo kala ah caabudwaaq, cadaado, ceeldheer, galdogob iyo jariiiban 5dagmo ee labada gobol lagu soo daray 3 ka mid ah waxa dago qabiilka madaxweyne maxamed siyaad waa cabudwaaq galdogob iyo jariiban cadaalad darada dhacday ayay ka mid tahay gaalkacyo iyo galdogob waxay isku jiran wax ka yar 80km waxa la galiyay dagmo lkn gaalkacyo iyo hobyo waxay isku jiraan 260KM wax dagmo ah lama galin taasi waxay ka mid tahay cadaalad darada dawladii kacaanka sameysay.

mudug24

 

Cadaalad daradaasi dhacday iyo kuwo kale oo dawladii kacaanka sameysay waa mida sababta u ahayd inay dhacdo oo meesha ka baxdo dawlad walba oo aduunka ka jirta hadii cadaalad dadkeda u sameyso way waarta oo si sahal ah kuma dhacdo. Rer Puntland asalkii hore gobolka mudug waxay ka daganayeen waqooyiga gaalkacyo markii laga reebo labada dagmo ee hatan ay sheegato Puntland.

 

La soco qaybta labaad ee warbixinta

 

By siciid xaashi xogolof jaani

siciid-jaani

 

10 ku laabo mudug24 xiriir

Comments

comments

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Dhageyso Muuse Suudi Yalaxow oo Ciil dartii yiri Anagana Garoomada waanoola diidaa Puntland waa dhisanee…
- May 1, 2017
Xildhibaan Muuse Suudi Yalaxow oo ka mid ah xildhibaanada  Aqalka Sare ee Soomaaliya ayaa ...
Dhageyso Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug oo Sheegay Xiliga uu dib u furmayo wada Hadalka Ahlu-suna…
- May 1, 2017
Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi (Carabey) ayaa sheegay in ay dib ...
Musharixiinta kala ah Cabdikadir Shirwac iyo Axmed Ducaale Xaaf oo wada kulmay…
- Apr 30, 2017
Wararka aan ka heleeno Xaruunta Madaxtooyada ayaa sheegaya in kulan uu dhexmaray musharixiinta kala ...
Sawiro Madaxweyne ku xigeenka Galmudug iyo Wafdi kale oo Cadaado soo gaaray,,,
- Apr 30, 2017
Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi ayaa maanta dib ugu soo ...
Dhageyso Xidlhibaanada Galmudug qaarkood oo cadeeyay cida ay u dooranayaan Madaxweynaha Cusub…
- Apr 30, 2017
Ayadoo haatan magaalada cadaado laga dareemayo diyaar garowgii ugu dambeeyay ee ku aadan qaban ...
Dhageyso Hadalka Madaxweynaha Puntland uu ka jeediyay Dhagax dhiga Dhismaha Garoonka Cusub ee Gaalkacyo,,,
- Apr 30, 2017
Madaxweynaha Puntland ayaa Gaalkacyo ka jeediyay hadal dheer kadib markii uu dhagax dhigay Garoon ...
Sawiro Madaxweynaha Puntland oo Garoon Cusub ka dhagax dhigay Magaalada Gaalkacyo… Akhriso Xog badan
- Apr 30, 2017
Wararka aan ka heleeno Safarka Madaxweynaha puntland ayaa sheegaya in uu dhagax dhigay Garoon ...
Dhageyso Hogaamiyaha Ahlu-suna oo dowlada ku eedeeyay in ay isku direyso Shacabka Gobolada Dhexe,,,
- Apr 30, 2017
Madaxweynaha maamulka Ahlusunna ee gobolada Dhexe Sheekh Maxamed Shaakir oo la hadlay warbaahinta ayaa ...
Dhageyso Cabdi Qeybdiid oo ka hadlay Wada hadalka Fashilmay ee Galmudug iyo Ahlu-suna isagoo ku baaqay,,,
- Apr 30, 2017
Xildhibaan  Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid oo ka mid ah Golaha senator-ka Soomaaliya ayaa Fariin ...
Dhageyso Taliyaha Boliska Gobolka Mudug oo sharaxay Raga lasoo qabtay iyo Falka Kufsiga ay geesteen…
- Apr 30, 2017
  Magaalada Gaalkacyo waxaa lagu soo bandhigay rag kufsaday gabar yar kuwaasi oo dabagal dheer ...
Akhriso Galmudug oo war-saxaafadeed Kasoo saartay Go.anka Dowlada ee Wada Hadalka Ahlu-suna…
- Apr 30, 2017
Galmudug ayaa ka hadashey go.anka Dowlada Somaliya kaga hada hadashey Dowlada somaliya iyo wada ...
Dhageyso Shir Jaraa.id Sababta dib loogu dhigay Doorashada Madaxweynaha Galmudug Mudo 3 Cisho ah…
- Apr 29, 2017
Doorashada Madaxweynaha Galmudug ayaa dib loo dhigay , waxaana ay dhaceysa Saddexda Bisha soo ...
Deg Deg Doorashada Madaxweynaha Galmudug oo dib u dhacday ilaa bisha…
- Apr 29, 2017
Magaalada Cadaado gudiga doorashada Madaxweynaha Galmudug ayaa shaaciyay in ay doorashada Dib u dhacday, Bisha ...
Kuuriyada Waqooyi oo Tijaabisay Gantaal Kale goor dhow Ruusha iyo Shiina oo diiday Dagaal lagu qaado…
- Apr 29, 2017
  Kuuriyada waqooyi ayaa gantay gantaal kale oo ah nooca Ballistica , Saacado uun kaddib ...
Dhageyso Musharax Axmed Ducalle Geelle Xaaf oo Duco iyo Balanqaad isku daray Markuu Cadaado soo gaaray…
- Apr 29, 2017
Siyaasi Axmed Ducaale Xaaf oo ka mid ah Musharaxiinta ugu Cad Cad ee Maamulka ...

Facebook/Twitter

-----------------------------------------------------------------

ad


%d bloggers like this: