Home Wararka Somaliya Galmudug Ciidamadii Galmudug ee lakala Dhexdhigay Maleeshiyaadki Ku Dagaalamay Balanbal oo kasoo baxay...

Ciidamadii Galmudug ee lakala Dhexdhigay Maleeshiyaadki Ku Dagaalamay Balanbal oo kasoo baxay agaas

0

Waxaa Gabi ahaanba maanta Iskaga Guuray Deegaanada Oodaale iyo Gaxandhaalle ee Gobolka Galgaduud Ciidamadii Gorgor ee dhawaan Halkaasi Dowlada ugu soo dirtay inay kala dhexgalaan Labo maleeshiyo Beeleed oo halkaasi Diriri Ku dhexmartay

Bixitaanka Ciidankan Ayaa imaanaya kadib markii Maal mihii lasoo dhaafay Ay Ururka Alshabaab lawareegeen Deegaano Badan oo ka Mida Galmudug

 

Ad
Previous articleGolaha Wadatashi Qaran iyo Midowga Musharixiinta oo Caawa Shir Degdeg ah isugu imanaaya
Next articleCalanka Soomaaliya oo markii Ugu horaysay laga taagay Xarunta Qaramada Midoobay ee Dhaqaalaha iyo Bulshada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here